Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taliban oo galaysa heshiiskii ugu horeeyay Oo heer Dowladeed ah
    Somalia

    Taliban oo galaysa heshiiskii ugu horeeyay Oo heer Dowladeed ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2022Updated:September 28, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sarkaal sare oo ka tirsan Taliban,ayaa sheegay in dowladda Afghanistaan ay saxeextay heshiis horudhac ah oo ay malaayiin tan oo shidaal iyo Qamadi ah uga soo iibsaneyso Ruushka, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Reuters.

    Wasiirka kumeel gaarka ah ee arrimaha ganasciga iyo warshadaha Afghanistan Haji Nooruddin Azizi ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay maamulka Taliban siisay fursado qiimo dhimis ah si Ruushka uu uga iibiyo shidaalka, gaaska iyo qamadiga.

    Haddii arrintan la xaqiijiyo wuxuu noqonayaa heshiskii ugu horreeyay ee ku saabsan ay Taliban la galaan dowlad tan iyo markii ay awoodda la wareegeen bishii August ee sanadkii hore.

    Dowladda Taliban, ma aqoonsano caalamka waxay la daalaa dhacayeen dhaqaale xumo kadib markii laga saaray nidaamka caalamiga ah ee baananka lacagaha la isugu diro.

    Ruushka,ayaa kamid ah dalalka fara ku tiriska ah ee safaaradda ku leh Kabul.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    December 20, 2025

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Yaa ka hor istaagay Farmaajo kasoo qaybgalka Shirka Kismaayo?

    Booliska PL oo gacanta ku dhigay Nin dilay Hooyadii iyo Xaaskiisa

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.