Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliska Ciidamada Difaaca Puntland oo ka warbixiyay Garaacista Daacish
    Puntland

    Taliska Ciidamada Difaaca Puntland oo ka warbixiyay Garaacista Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Idaacada Codka Maraykanka,waxay toos ula xiriirtay Taliska Ciidamada Difaaca Puntland.

    Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland Jen.Aadan Cabdi Xaashi,ayay waraysi kala yeelatay garaacista Maraykanku fuliyay ee Argagixisada.

    VOA,waxay xog ogaal ka tahay ama si dhow ula socotaa wada Shaqaynta Maraykanka iyo Puntland,waxayna og tahay in Bartilmaameedyada la garaacay uu asteeyay Taliska Ciidamada Difaaca PL 5-beri ka hor.

    Waxaa wax weyn u ah iyo maqaam uu gaaray oo muujinaya in uu kor ukacay awoodiisa Maamul iyo xogeed Taliska Ciidamada Difaaca Puntland wada Shaqaynta tooska ah ee dhexmartay Pentagonka.

    GPS-yadii uu bixiyay Taliska Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa toos loogu hawlgalay oo ay garaaceen Diyaaradaha Maraykanka,iyadoon xaqiijin kale aan loo baahan.

    10-Bartilmaameed oo la garaacay 7-ka mid ah,waa lagu guulaystay,waxaana loogu tagay Argagixisadii muhiimka ahayd.

    Waxyar kadib markii Garaacistu dhacday,waxaa ka degay goobaha la garaacay Diyaarado Maraykan ah oo qaatay Maydadka qaar,sida xoguhu sheegayaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.