Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talisyada argagixisada laga qabsaday oo laga helay xogo muhiim ah
    Puntland

    Talisyada argagixisada laga qabsaday oo laga helay xogo muhiim ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalka guulaha laga gaaray,waxaa ku jira Xogaha laga helay Talisyadii argagixisada.

    Haday noqon lahayd Dadkii la Shaqeeyay.
    Haday noqon lahayd Akoonadoodii.
    Haday noqon lahayd Dadkii ay laayeen.
    Haday noqon lahayd Nabadoonadii u adeegayay
    Haday noqon lahayd Gadidkii wax usoo qaadi jiray.
    Haday noqon lahayd Ganacastadii Hubka .
    Haday noqon lahayd Saraakiishii Ciidan.
    Haday noqon lahayd Talefoonadii ay isticmaaleen.

    Xogaha la hayo,waxaa ku jira 2022,2023 iyo 2024 Shaqooyinkii ay qabatay argagixisada.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQNKjmK4MhwzsbFiDWNMWtnyf-cWjm6uSEpwxPpqPtGNCVQSucO1Mps5OFdYAe_KGfkotb_9f4twm0NfwXO6pHV.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.