Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliyaha Guud ee Ciidanka Jubbaland oo sheegay inay soo afjarayaan Al-Shabaab+VIDEO
    Puntland

    Taliyaha Guud ee Ciidanka Jubbaland oo sheegay inay soo afjarayaan Al-Shabaab+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Guud ee Ciidanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Gen. Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa faahfaahin ka bixiyay Xaaladda degaano dhawaan Ciidanka Jubbaland ay kala wareegeen  Al- Shabaab ee ka tirsan Gobolka Jubbada hoose.

    Taliyaha ayaa sheegay in nolosha dadka ay kusoo noqotay sidii caadiga aheyd oo ay helaan dhamaan adeegyada aas-aasiga ah ee nolosha, sida Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha, Aminigoodana ay sugaan Ciidanka Dowlad goboleedka Jubbaland.

    Ugu dambeyntii, Gen. Aadan Maxamuud ayaa sheegay in goobaha kale ee weli gacanta ugu jira Al-Shabaab laga saari doono sanadkan, islamarkaana Ciidanka Jubbaland ay qaadi doonaan howlgal ballaaran, isagoona tilmaamay in Ciidanka Jubbaland loo dhameystiray qalabkii ay kula dagaallami lahaayeen Al-Shabaab.

    Deegaanada Cabdale Biroole, Buulo-gaduud, Yoontooy, Baarsanguuni, Wirkooy, Singalayr iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa kamid ah goobaha laga saaray Al-Shabaab.

    https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/543976849528157/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.