Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talyaha Africom oo si weyn ubogaadiyay Ciidamada difaaca Puntland
    Puntland

    Talyaha Africom oo si weyn ubogaadiyay Ciidamada difaaca Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 4, 2025Updated:September 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha howlgalada Gaarka ah ee Ciidamada Maraykanka ee Africom oo Amaanay Ciidanka Dowladda Puntland.oo dagaal adag kulajira kooxda argagixisada Daacish.

    Jen.Dagvin,ayaa tilmaamay in Ciidamada Puntland ay guulo la-taaban karo ka soo hooyeen dagaalka, islamarkaasna Mareykanku siiyey…

    1.Xog-sirdoon.

    2.Saad.

    3.Duqayn.

    Hadalka Talyaha Africom uu kaga hadlay uguna soo qaatay tusaalaha hawlgalka Calmiskaad ee Ciidamada PL,wuxuu jawaab uyahay cid walba oo inkiraysay.

    “Tusaale,waxaa ah guulaha ay soo hoyeen Ciidamada PL”.

    Xasan Timo labixiisii iyo baadiye wareegiisii,waa ku khasaaray oo waa la ogaaday in uusan dhab ka ahayn dagaalka argagixisada.

    Waa dhiirigelin.
    Waa qirid guulaha ay keeneen Ciidanka PL.
    Waa garab istaag cad.
    Waa xurmo caalamku umuujiyay PL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.