Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Amniga C/llaahi,ayaa ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri karin Sarkaalka lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya.