Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan,ayaa kusoo baxay doorasho ka dhacday Magaalada Baydhabo. Waxaa kursigan sanadihii lasoo dhaafey ku fadhiyey Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen.