Wareegto uu maanta soo saaray Madaxweyne Gaas waxaa lagu yiri :-
โWaxaa Dhammaan Hayโadaha ay warqadani tooska iyo ogeysiinta ya ugu socoto lagu wargelinaya in Shaqadii loo fasaxay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg), maanta oo ay taariikhdu tahay October,7,2017.
Fulin wacanโ
HOOS KA AKHRI Digteerada:-