Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Tiirarka Amniga iyo Cadaalada Puntland oo la meel mariyay
    Puntland

    Tiirarka Amniga iyo Cadaalada Puntland oo la meel mariyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 1O-Sep-2025: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta, Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dawladda Puntland Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa ayaa shir-gudoomiyay fadhiga ansixinta yoolasha iyo waxqabadka istaraatiijiga ah ee tiirka Cadaaladda, Amniga iyo sarreynta Sharciga ee geeddi-socodka diyaarinta qorshaha 4-aad ee horumarinta Puntland (PDP⁴ 2026-2030).
    ‎
    ‎Kulanka waxaa lagu falaanqeeyay muhiimada tiirarkaan ay bulshada u leeyihiin caqabadaha ka jira iyo xal ka gaaristooda, iyadoona la isla qaatay in lagu saleeyo baahiyaha dhabta ah ee kasoo baxay xog aruurin laga sameeyay deegaanada iyo degmooyinka Puntland si ay u noqdaan kuwa ka turjumaya nolosha dhabta ah ee bulshada.
    ‎
    ‎Kulanka waxaa ka qaybgalay madaxda sare ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Cadaaladda, Amniga, khubarada diyaarinta qorshaha horumarinta iyo saraakiil dawladeed oo kale.
    ‎
    ‎……………………DHAMMAAD……………….
    ‎Baahinta: Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.