Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Tiro Wadooyin Laamiya oo laga dhagax dhigay Galkacyo
    Puntland

    Tiro Wadooyin Laamiya oo laga dhagax dhigay Galkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2025Updated:March 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Dacad, oo ay wehlinayaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo Guddiga Ganacsatada Suuqa, ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay mashruuc horumarineed oo ka kooban 5-Waddo oo muhiim ah oo ku yaalla Suuqa Xeero Dayax.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQOCo8GXA9kwY4Wu8JywiI9x1s_7DJxUFPEsYjwsyqRDUk5BJLw_WxIwzcFmkJth3nvIRWybJL1t2eOE3SI9RzI3.mp4

    Wadooyinkan oo cabirkoodu yahay 755-Mitir, marka laysku daro, ayaa ah kuwo si weyn muhiim ugu ah isu socodka bulshada iyo ganacsiga Magaalada maadaama ay ku yaalaan goobo ganacsi.

    Hirgelinta Wadooyinkan,ayaa qayb ak qorshaha isku-tashiga horumarinta bulshada iyo Dowladda ee ay Dowladda Hoose ee Degmada Galkacyo Gacanta ku hayso, waxaana si dhow uga qeyb qaadanaya Ganacsatada Magaalada.

    Dhanka kale,waxaa si habsami leh usocda dhigida marmarka Hareeraha Laamiga Bartamaha Magaalada Galkacyo,iyadoo xataa Habeenimada la Shaqaynayo.

    Galkacyo,waxay umuuqataa in ay heshay Duq Magaalo oo ay dhab ka tahay horumarinta Magaalada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.