Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Hal Qof,ayaa dhintay mid kalana waa dhawaacmay toogasho ka dhacday Bosaso. Ciidamada Amaanka ayaa Tegay goobta wax ka dhaceen oo aan ka fogayn . Goobta Toogashadu ka dhacday,ayaa udhow shirkada Somtel Boosaaso. la soco wararkayaga danbe.