Horumarada Soomaaliya ka socda, sida dhinacyada siyaasadda, ammaanka iyo samafalka ayaa lagu soo qaadi doonaa shirka looga hadlayo Soomaaliya ee maanta. James Swan Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya ayaa warbixin u jeedin doona xubnaha golaha. Kulanka waxaa si toos ah.
Halkan ka daawo muuqaalka