Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Trump oo ku faanay Duqaynta Ka dhacday Puntland
    Puntland

    Trump oo ku faanay Duqaynta Ka dhacday Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maraykanka,ayaa ku faanay in uu amray laynta Xubno muhiim ah oo argagixisada Daacisha ah,isagoo dhaliilay doorkii Madaxweynihii ka horeeyay ee dagaalka argagixisada.

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku qoray bartiisa Truth Social.

    “Subaxnimadii maanta, waxaan amray duqeymo militari oo sax ah oo lala beegsaday horjoogaha weerarrada ISIS iyo argagixisada uu tababaray kuna hoggaaminayey Soomaaliya. Dambiilayaashan, oo aan ka helnay godad ay ku dhuumaaleysanayeen, waxay khatar ku ahaayeen Mareykanka iyo xulafadeenna. Duqeymuhu waxay burburiyeen godadkii ay ku jireen, iyagoo dilay tiro badan oo argagixiso ah, iyadoon waxyeello loo geysan shacab rayid ah”Ayuu yiri Trump.

    “Militarigeennu wuxuu bartilmaameedsanayey horjoogahan muddo sanado ah,balse Biden iyo kooxdiisu ma dhaqaaqin si dhakhso leh si ay shaqada u qabtaan. Aniga ayaa qabtay! Farriinta aan u dirayno ISIS iyo cid kasta oo isku dayda inay weerarto Mareykanka waa,waan idin heli doonaa,waana idin helaynaa”Ayuu yiri markale Trump.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.