Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Trump oo Maalintiisii 1-Aad Xaafiiska Saxiixaya 200-Digreeto
    Puntland

    Trump oo Maalintiisii 1-Aad Xaafiiska Saxiixaya 200-Digreeto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2025Updated:January 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhowr saacadood kaddib marki loo dhaariyay xilka madaxweynaha 47-aad ee Mareykanka, ayuu madaxweyne Donald Trump xalay fiidkii saxiixay Tobanaan wareegto oo kala duwan.

    Qaarkood,ayuu ku hor saxiixay ilaa 20,000 ka mid ah taageerayaashisa oo isugu tagay xalay garoonka kubadda koleyga ee Caiptal One Arena ee magaaladan Washington D.C.

    Trump wuxuu ballan qaaday awaamiir sare u qaadi doona barnaamijyada garaadka macmalka ah kuwaasi oo ka imaanaya Waaxda Waxtarka Dawlada (Doge).

    Sidoo kale ballan qaaday diiwaano la xiriira dilkii loo geystay John F Kennedy 1963 inuu ka dhigo kuwo la heli karo.

    Wuxuu kaloo ballan qaaday in uu ku amri doono Militariga in ay abuuraan nidaamka difaaca Gantaallada ee Iron Dome.

    Waxa uu kaloo amray in meesha laga saaro kala duwanaanshaha,Sidoo kale,waxa uu ballan qaaday siyaasado Dhanka Militariga ah oo ku saabsan sinnaanta ahna kuwo loo dhan yahay (DEI).

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQPTkRLeaEv2zwG1lPG1xSDqF2gvEDHVdAqDg3RSAnQlqpL1LrBLncXEiKMH7Bj7VyiaQumD9Ju2U9nnNsZ-LZkm.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.