Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Trump”Maraykanku,waa ka maarmaa Qof walba Aniga maahee”
    Puntland

    Trump”Maraykanku,waa ka maarmaa Qof walba Aniga maahee”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Maraykanku,waa ka maarmaa Qof walba Aniga maahee” Ayuu yiri Trump.

    Mar la waydiiyay Qandaraasyada Dowliga ah ee Elon uu haysto hadii laga joojiyo in Maraykanku udhitinayo,ayuu Trump jawaabtaas ka bixiyay.

    Waa hadal ku digasho ah oo toos ugu socda Elon Musk oo sabab u ahaa Trump in uu noqdo Madaxweynaha Mareykanka,isagoo ku taageeray dhaqaale gaaraya $ 277- Milyan.

    Elon oo ah Ninka ugu taajirsan caalamka oo leh Shirkada soo saarta Baabuurta ku shaqaysa Korontada ee Tesla iyo XSpace,ayaa haduu lumiyo Qandaraasyada uu ka helo Dowlada,waxaa la hubaa in uu wajahayo xaalad adag.

    IDIL NEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.