Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne xigeenka Turkiga oo ka jawaabay hadalkii Pelosi
    Somalia

    Madaxweyne xigeenka Turkiga oo ka jawaabay hadalkii Pelosi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 20, 2022Updated:September 20, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Pelosi ayaa dhammaadkii toddobaadkii tegay booqatay Armenia, taasi oo lagu qeexay taageero aan horey loo arag oo Mareykanka uu u muujiyey Armenia oo dagaal sanado badan soo jiray uu kala dhaxeeyo Azerbaijan.

    Pelosi,ayaa cambaaraysay Azerbiajan oo ay ku eedeysay inay โ€œArmenia ku qaaday weeraro sharci-darro ah oo dhimasho keenay.โ€.

    Madaxweyne ku-xigeenka Turkey Fuat Oktay ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeray afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi oo ku saabsanaa dagaalka dhexmaray dalalka Armenia iyo Azerbaijan.

    Fuat Oktay ayaa hadalladaas ku qeexay โ€œkuwo dhinac u janjeera oo carqaladeynaya dadaallada diblomaasiyadda,โ€ Wuxuuna sheegay inay yihiin kuwa aan la aqbali karin.

    Oktay oo qoraal soo dhigay twitter ayaa sidoo kale Washington ugu baaqay inay kala caddeyso haddii hadallada Pelosi ay ka tarjumayaan mowqifka rasmiga ah ee Mareykanka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.