Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah
    Puntland

    Turkiga oo Puntland ku wareejiyay Laba Diyaaradood oo Hub ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Diyaaradood oo Hub iskugu jira Qoryo Fudud iyo Rasaas ayay Dowlada Turkigu ku wareejisay Dowlada Puntland Shalay.

    Hubkaas,ayaa ka koobnaa Qoryaha fudud iyo Rasaas,waxaana ka qaaday garoonka Laba Bas oo kuwa dhexe ah.

    Diyaaradihii keenay Askartii Turkida ahayd ee sii raacaysay Markabkii Hubka ee PL sii daysay,ayaa keenay Hubka.

    Turkigu,waxay ubixiyeen Hubka Abaalmarin maadaama PL si nidaamiya ula dhaqantay,waxayna uniyaysteen dagaalka argagixisada ee PL ku jirto.

    Abaalmarinta PL ku helayso sii daynta Hubkaas,waa isdaba socotaa,waxaana jiri doona garab istaag kala duwan oo Turkiga ka imaan doona.

    Markabka PL qabatay,wuxuu sababay in Turkidu usoo jilba jabsadaan PL oo aqbalaan Albaabada Somaliya laga galo in ay badan yihiin oo kaliya Xamar uusan ahayn Albaabku.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.