Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Uganda Oo Umuuqata mid ka la tacaashay Xanuunka Ebola
    Somalia

    Uganda Oo Umuuqata mid ka la tacaashay Xanuunka Ebola

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 3, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Uganda,ayaa isbitaalka ka saartay bukaankii ugu danbeeyay ee cudurka Ebola, sida uu sheega sarkaal sare oo ka tirsan waaxda caafimaadka Jimcihii, taasoo sare u qaadeysa rajada laga qabo in cudurkan oo dilay ugu yaraan 56 qof uu soo afjarmi karo.

    Saraakiisha,ayaa markii ugu horeysay xaqiijiyay cudurkan bishii Sebtembar, mana jiraan wax tallaal ah oo la xaqiijiyay.

    Diana Atwine, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka, ayaa kusoo qortay Twitter-ka inay ku faraxsan yihiin in qofkii ugu dameeyay ee xanuunka laga saaray isbitaalka.

    Waxay sheegtay in dhakhaatiirtu ay sii wadi doonaan la socodka dadka u dhaawaday bukaannada cudurka qaba ilaa 21 maalmood. Ma aysan sheegin goorta la xaqiijiyay kiiskii ugu dambeeyay ee cusub.

    Dowladda Uganda ayaa waxay soo rogtay xayiraad dhanka safarka ah iyo bandow habeenkii ah, waxayna xirtay goobaha cibaadada iyo madadaalada bishii Oktoobar, si ay isugu dayaan inay u xakameeyaan cudurka ka dillaacay bartamaha Uganda, laakiin dhawr kiis ayaa markii dambe kasoo muuqday caasimadda iyo bariga dalka.

    Reuters.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.