Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ugu danbayn Karaash oo ufasaxay Weftigii Fadaraalka gudaha Laascaanood
    Puntland

    Ugu danbayn Karaash oo ufasaxay Weftigii Fadaraalka gudaha Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaadada,ayaa ka codsaday Axmed Karaash M.xigeenkii hore ee PL in uu furo garoonka diyaaradaha oo ogolaado weftiga Fadaraalku in ay soo galaan Magaalada LC.

    Garaadadu,waxay ku qanciyeen Axmed,hadii Shirkii aad joojisay ufasax Ragaas ha soo galaan oo waxay wadaana hala arko,waana aqbalay Madaxweyne Karaash Sadex Saac oo uu hor taagnaa kadib.

    Siyaasiyiinta Sool,waa Ninka ugu awooda badan oo ugu mudan markay timaado u adeegida danaha reer Sool mana jiro Qof uga Lexjeclo badan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.