Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ugu danbayntii Axmed Madoobe oo lagu guulaystay in uu Sweden soo galo
    Somalia

    Ugu danbayntii Axmed Madoobe oo lagu guulaystay in uu Sweden soo galo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed islaam iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd soo gaaray Dalka Sweden.

    Madaxweynaha iyo waftigiisa oo kasoo kicitimay Dalka Belgium oo qayb kaga ahaaย  shirkii looga xaajoonayay amaanka Somaliya.

    Jaaliyada Jubaland ee dalka Sweden,ayaa soo dhaweynta Madxweynaha iyo waftigiisa door muhiim ah ka qaadatay.

    Madaxweyne Axmed Madoobe ,aya aku sugnaand oona halkaas maalmaha soo socda waxuna goob joog ka ahaan doonaa shirweynaha jaaliyadaha Jubaland ee Qaarada yirub,kaasoo maalinimada beri ah ka furmi doona dalkaas.

    Dhanka kale waxaa lagu guulaystay in Dowlada Sweden laga dhaadhiciyo in ay dalkeeda u ogolaato in uu soo galo Madaxweyne Axmed Madoobe ,kadib markii warbxino si khaldan looga qoray Madaxweynaha dartood ay Dowlada Sweden udiiday soo galida dalkeeda.

    Kooxda Nabad iyo Nolol ee Vila Somaliya hogaamisa xiligan,ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe ka gudbiyayย  dacwado ku aadan gubidaย  deegaankaย  iyo ka gacansiga dhuxusha.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    October 26, 2025

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.