Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»UK oo Puntland ka taageeraysa Dagaalka argagixisada
    Puntland

    UK oo Puntland ka taageeraysa Dagaalka argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Somaliya, Danjire.Michael Nithavrianakis iyo wefti uu hogaaminayo,ayaa yimid Bosaso.

    Weftigan,waxay la kulmeen Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada,waxayna kala hadleen…..

    1.Bogaadin weyn oo ay usoo gudbiyeen Shacabka,Ciidanka iyo Maamulka Puntland.

    2.Taageero dhinacyo badan leh oo ay ku darsanayaan dagaalka.

    Michael Nithavrianakis,waa socdaalkiisii ugu danbeeyay,waaana la badalay oo waxaa imaanaya Safiir cusub oo UK ku matalaya Somaliya.

    UK,waxay ka mid tahay Dowladaha dhanka Wardoonka ka taageeray hawlgalka sifaynta argagixisada ee Puntland.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.