Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»UK oo si weyn uga carootay Xasan Shiikh Oo Hub uraray Laascaanood
    Puntland

    UK oo si weyn uga carootay Xasan Shiikh Oo Hub uraray Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 6, 2024Updated:May 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobka xiisa leh ee laga helay xogta Safarka Safiirka UK ee Puntland,ayaa ah kulankii uu la yeeshay Bulshada rayidka ah ee PL hadalo uu ka yiri…..

    “Laascaanood,waxaa ku wareegsan xaalado khatart leh,waxaana uga sii daray xaalka sida SL udhaqantay,waxaana muuqata in Xasan oo ka caraysan talaabada SL qaaday uu Laascaanood si hoose ula shaqeeyay oo wax uraray”Ayuu yiri Safiirku.

    Ma sheegim Safiirku oo Afka kuma kala qaadin si rasmi ah waxa Xasan uraray Laascaanood waxa ay yihiin.

    Balse Dadkii uu la hadlayay,waxay uqaateen in uu cara baabayo Saanad Hub in uu Xasan uraray Laascaanood.

    Sidoo kale xogo aan ka helnay Ilo lagu kalsoonaan karo,ayaa sheegaya in waxa Xasan uraray Laascaanood ay tahay Saanad Hub ah.

    Waxaa muuqata in reer Galbeedku aad uga xumaadeen talaabada Xasan qaaday ee uu LC Hubka ugu raray.

    Reer Galbeedku ma ogola in lakala qaybiyo Dhulkii laysku oran jiray SL ee maxmiyadii Ingiriiska.

    PL arimaha Sool iyo Sanaag awgood in badan ayay cadaadis aad uweyn ugaga yimid reer Galbeedka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.