Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Update:-Saakay iyo hawlgalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Update:-Saakay iyo hawlgalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sahanka Ciidanku,waxa uu galay Dhasaan oo ujirta Dhadaar 8-km ahna halka ugu danbaysa ee hawlgalka sifaynta ee Toga-jeceel iyo Dhulkii Xarumaha u ahaa argagixisada ee ay isa siisay.

    Dhasaan Sahanku,waxba uguma tagin si la mid ah Dhadaar.

    Argagixisada 500-ka mid ah,waa la dilay,wixii haray oo xogaha la helayo ay sheegayaan 180-350,waxay ufirxadeen…..

    1.Buqo Caleed
    2.Biyo-kulule
    3.Miraale
    4.Sixna.
    5.Daanyo.

    Curaar,xalay,waxaa looga dilay ku dhawaad 20 Maleeshiyadooda ah,waxaana xogaha la helayo sheegayaan in ay ka baxeen una gudbeen Biyo-kulule.

    Argagixisada Carabta ah,waxay ufirxadeen Buqo-caleed,halka kuwii Somalida ubadan reer Koonfurka iyo Afrikaanka ay ufirxadeen Biyo-kulule.

    Ciidamada Difaaca Puntland oo si xirfadle udaba socda argagixisada firxadkeeda,ayaa dhawr jiho kaga dhaqaaqay Togagaas.

    Qiyaasta firxadka argagixisada soo afjaridiisa,waxay qaadan kartaa Bil kale.

    Xogtan,waxaan kasoo ururinay Saraakiisha Ciidamada iyo Dhaawaca Ciidamada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.