Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ururka Dowladaha hoose Ee Puntland oo Gudoon cusub doortay
    Puntland

    Ururka Dowladaha hoose Ee Puntland oo Gudoon cusub doortay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 10, 2025Updated:September 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta waxaa magaalada Garoowe lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Ururka Dowladdaha Hoose ee 𝐀𝐋𝐆𝐀𝐏𝐋, halkaas oo:
    Guddoomiyaha ALGAPL loo doortay Duqa Caasimadda Garoowe-𝐀𝐛𝐝𝐒πͺ𝐚𝐚𝐝𝐒𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 π†πžπžππ’
    Ku-xigeenna loo doortay Duqa Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari, π€π‘π¦πžπ 𝐀𝐛𝐬𝐑𝐒𝐫 π’π’πœπ’π’π

    Doorashada Gudoonka Ururka ay ku midaysan yihiin Dowladaha hoose ee Puntland,waa mid,waa caalamad sii xoojinaysa dimuqraadiyada Puntland oo utaagan….

    1.Midow reer Puntland.
    2.Wax wada qabsi reer PL.
    3.Isgarabsiin reer PL.
    4.Isu qareemid reer PL.
    5.Fadaraalkii oo la daadajiyay.

    Hanbalyo Gudoonka cusub ee lagu doortay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.