Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: 150 Arday oo Reer Puntland ah oo maanta u amba-baxay Turkiga
    Puntland

    VIDEO: 150 Arday oo Reer Puntland ah oo maanta u amba-baxay Turkiga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 3, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, waxaa maanta ka dhoofay 150 Arday oo reer Puntland ah oo waxbarasho u aaday dalka Turkiga safarka waxbarasho ee Ardaydaan waxaa fududaysay Shirkadda Sahal Enterprise oo kaashanaysa Wasaarada Waxbarashada Puntland.

    Munaasabad lagu soo xirayey barnaamijkaan Waxaa xalay Garowe kaga qayb galay Masuulyiin ka tirsan Wasaarada waxbarashada.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/193004298557894/

    Waxaana 150 Arday ku guulaysteen Imtixaanka Aqbalada Jaamacadaha Turkiga oo dhawaan lagu qabtay Magaalooyinka Bosaaso ,Garowe iyo Gaalkacyo .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.