Maamulka Jaamacadda Culuumta Caafiimadka ee magaladda Bosaaso,ayaa xaflad soo dhaweyn ah usameeyey 582-arday oo ku soo biiray sanad jamacadeedka Jaamacada Culuumta .
Xaflada soo dhaweynta Ardayda,waxaa ka qaybgalay maamulka Gobolka Bari iyo masuuliyiin kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka