Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Asiyas Afawerki oo 20-sano kadib ka dagay garoonka diyaaradaha Ee Bole Adis-ababa
    Somalia

    Video:-Asiyas Afawerki oo 20-sano kadib ka dagay garoonka diyaaradaha Ee Bole Adis-ababa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2018Updated:July 14, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha dalka Eritrea Isias Afwerki iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa goordhaw booqasho taariikhi ah ku tagay  magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya, .

    Wafdiga Madaxweynaha Eritrea waxaa garoonka diyaaradaha Bole ee magaalada Adis Ababa kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madax kale oo katirsan dowlada Itoobiya.

    Madaxweynaha Eritrea ayaa booqashada uu ku tagay dalkka Itoobia noqoneysay tii ugu horeesay uu dalkaasi ku tago 20-sano kadib, waxaana booqashadan lagu tilmaamay mid taariikhi ah oo dhabaha u xaareysa soo laabashada xiriirka labada dal.

    Booqashada uu goordhaw dalka Itoobiya ku tagay Madaxweynaha Eritrea ayaa dabo socota booqasho Axadii lasoo dhaafay dalka Eritrea ku tagay Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abi Ahmed, waxaana labada wadan Asmara ku gaareen heshiiso dhoor ah.

    Madaxweynaha Erirtea ayaa inta uu joogo magaalada Adis Ababa la kulmi doona Ra’isul Wasaaraha Itoobiya iyo Madax kale, waxaana la filayaa in labada dowladood ee Itoobiya iyo Eritrea heshiisyo hor leh ku saxiixdaan magaalada Adis Ababa,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawomuuqaalka 1aad

    https://youtu.be/uK2JVbDBUHc

     

    Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

    https://youtu.be/rFX_zL00myA

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.