Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa cod aqlabiyad ugu codeeyay in la laalo heshiiskii is-afgaradka ee dhex maray Seychelles & Puntland, oo ku aadanaa Maxaabiista Burcad-badeedka ugu xiran Puntland. https://www.facebook.com/826003914191316/videos/642787479688457/