Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Baarlamaanka Puntland oo meel mariyay Ajandaha Kal-fadhiga 41-aad
    Somalia

    Video:-Baarlamaanka Puntland oo meel mariyay Ajandaha Kal-fadhiga 41-aad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 25, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa meelmariyey Ajendaha ay ka wada hadli doonaan 45 maalmood ee nagu soo aadan, waxaana qodobada ka dhex muuqda kuwa ku aadan dhanka Ammaanka, gaar ahaana in loo yeero Madaxweynaha Puntland.

    Ajandaha Rasmiga ah ee Golaha wakiilada Puntland uga doodayaan kal-fadhigooda 41aad ayaa lagu ansixiyey qodobadaan.

    1.Furitaanka Kal-fadhiga 42-aad

    2.Ansixinta Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 41-aad

    3.Warbixinta Guddiga Joogta ah

    4.Warbixinta Guddiga Golaha Wakiilada PL.

    5.Amniga, Difaaca Dalka Puntland iyo Xog Waraysiga Madaxweynaha Puntland

    6.Xaalada Qulqulka Tahriibayaasha(Dhaqangalinta Xeerka Tahriibta)

    7.Habka Shaqaalayta Shaqaalaha Rayidka ah.

    8.Hab raaca loo maro iibinta Hantida ma guurta ah

    9.Mashruuca wadada Garoowe iyo Gaalkacyo

    10.Ansixinta Xeerarka Guddiga Joogta ah si ku meel gaar ah u sii ansixiyey.

    11.Xisaab Xirka Miisaaniyada 2017-ka

    12.Ansixinta wixii xeerar & heshiisyo ee xukuumadu soo gudbiso.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/TmFet3DAl1s

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.