Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Baarlamaanka Turkiga Oo ansixiyay Ciidamo loo diro Liibiya
    Somalia

    Video:-Baarlamaanka Turkiga Oo ansixiyay Ciidamo loo diro Liibiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 2, 2020Updated:January 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baarlamanka Turkiga ayaa maanta ansixiyey sharci ogolaanaya in xukuumadda ay ciidamo gayso dalka Libya, si ay u taageeraan dowladda QM ay taageerto ee Tripoli.

    Dowladda Tripoli ayaa tan iyo bishii April wajahaysay weeraro joogto ah oo kaga imanayey Jeneral Khalifa Haftar, oo ay taageeraan dalalka Saudi Arabia, Imaaraadka Carabta iyo Masar.

    Xafiiska madaxweyne Erdogan ayaa jimcihii tagay xaqiijiyey in dowladda Libya ay ka codsatay taageero militari.

    Illaa iyo hadda wax faah-faahin ah lagama bixin inta ay la ekaan doonaan ciidamada Turkiga uu gaynayo Libya, islamarkaana madaxweyne ku-xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa wakaaladda wararka dowladda ee Anadolu u sheegay inaan waqti loo goyn xilliga ciidamada la gaynayo halkaas.

    β€œDiyaar ayaan nahay. Ciidamadeena hubaysan iyo wasaaradda difaaca waa diyaar,” ayuu yiri Fuat, isaga oo intaas ku daray in ansixinta baarlamanaka ay sharci ahaan doonto muddo sanad ah.

    Sharciga baarlamanka ayaa waxaa codka siiyey 325 xildhibaan, waxaana didiay 184,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    October 28, 2025

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    October 28, 2025

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    October 28, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    π€π£πšπ§ππšπ‘πš 𝐊𝐚π₯𝐟𝐚𝐝𝐑𝐒𝐠𝐚 πŸ“πŸ•-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ€π’π’π₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰π₯𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.