Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Banaan-baxyadii Muqdisho oo isku badalay kacdoonka ka dhan ah MD Farmaajo
    Puntland

    VIDEO: Banaan-baxyadii Muqdisho oo isku badalay kacdoonka ka dhan ah MD Farmaajo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 25, 2020Updated:April 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dibad-baxyo ay dhigayaan Shacab Careysan oo maalintii labaad Banaanbax ka socda Magaaladda Muqdisho, ayaa xoogeystay, iyadoona shacabku ay taayaro ku gubayaan waddooyinka waa weyn, sidoo kalena ay fujinayaan Boorarka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    https://www.facebook.com/ashkir.Bulxan/videos/2637646766468994/

    Dadkaan careysan ayaa sidoo kale ku dhawaaqayey erayo ka dhan ah madaxweynaha iyo ciidamada Dowladda, gaar ahaan kuwa booliska.

    https://www.facebook.com/abdalleahmed.mumin/videos/1965340466934602

    Banaan-baxyaasha oo kasoo horjeeda dil askari ka tirsan Booliska uu u geystay Xalay labo qof oo rayid ah, ayaa sidoo kale diiday inay joojiyaan Banaan-baxyada.

    https://www.facebook.com/Yusufabdishire1998/videos/326901411623124
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.