Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Banaan-baxyo ka dhan ah DFS oo ka socda Muqdisho
    Puntland

    VIDEO: Banaan-baxyo ka dhan ah DFS oo ka socda Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dibadbaxyo rabshado wata oo daba socda Banaanbax ka dhashay dilka Haaweeneey Umul ahayd iyo Wiil dhallinyaro ah oo Ciidamada Bandowga qaabilsan ay muqdisho ku dileen ayaa hadda ka socda qeybo Muqdisho ka mid ah.

    Banaan baxayaasha ayaa saaka mar kale gubaya taayaro, waxaana ay xirteen laga bilaabo isgoyska Jubba illaa Taalada Daljirka Dahsoon, sidoo kale banaan baxayaasha ayaa iyagoo careysan waxay ku qeylinayeen halku dhigyo ka dhan ah Ciidanka dowladda iyo Madaxda Dowladda Federaalka.

    Labada qof ee la dilay ayaa lagu kala magacaabayay Xasan Cali Caddaawe oo 24 jir ah iyo Madiina C/llaahi Cabdi oo 17 jir aheyd.

    https://www.facebook.com/dalsantv/videos/1459010307611073




    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.