Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ee sida gaarka ah u tababaran oo ay weheliyaan ciidamada PMPF Puntland oo hawlgal dagaal oo ka dhan ururka argagixisada Al Shabaab ee ku dhuumaalaysta Buuraha Cal madow ka fuliyey Buuraleydaย deegaanka Dalxooqleย oo hoostaga tuulada Afururย ee gobolka Sanaag.
Ciidamada ayaa howlgalkaan waxay hawlgalkan ciidamada Puntland ku soo qabteen 5 xubnood oo ka tirsanย argigixisada Al Shabaab.
Hawlgalladan sifaynta ah ee ciidamada dawladda Puntland wadaan awgood, argagixisadu waxay bilaabeen in ay baxsadaan oo ay cararaan qaybna ay is-dhiibaan sida caadada u ah fulayada,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka