Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Ciise Dhoolawaa “Faroole iyo Gaas waa in ay ka fiirsadaan hadalada kasoo baxaya”
    Puntland

    VIDEO: Ciise Dhoolawaa “Faroole iyo Gaas waa in ay ka fiirsadaan hadalada kasoo baxaya”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciise Dhoolawaa, oo horey xilal uga soo qabtay Puntland, kana mid ah aqoonyahanada deegaanka ayaa ka hadlay hannaanka dilmuquraadiyeynta Puntland, isagoo taageeray qabsoomida doorashooyinka qof iyo codka ah ee loo madlan yahay inay ka dhacdo degmooyinka Puntland.

    Ciise Dhoolawaa ayaa ugu baaqay dawladda inay cadeyso qorshaheeda ku aadan nidaamkan oo 80% hirgelintiisa iyada laga rabo, uuna Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni horyimaado bulshada kana jawaabo tuhunada la qabto.

    Madaxweyneyaashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas, ayuu ugu baaqay inay sii wadaan hadalada ay uga soo horjeedaan hannaanka dilmuquraadiyeynta, waxaana uu u soo jeediyay inay aqoonsadaan maqaamkooda.

    https://www.facebook.com/i455353/videos/686350045847632
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.