Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Cirro iyo Gudiga Doorashada Somaliland Oo is afgartay
    Somalia

    Video:-Cirro iyo Gudiga Doorashada Somaliland Oo is afgartay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in xal iyo is-afgarad laga gaaray cabashooyinkii xisbiga ee doorashadii madaxtinimada Somaliland ka dib labo maalmood oo wadahadalo u socdeen iyaga iyo guddiga doorashada Somaliland.

    Guddoomiye Ciro oo ay shir jaraaโ€™id wada qabteen guddoomiyaha guddiga doorashada Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame, wuxuu sheegay in la tixgaliyay dalabyadoodii la xiriirayย  degmooyinka Hargaysa iyo Gabilay, islamarkaana wuxuu ku dhawaaqay in xisbigu uu soo celiyay wada shaqayntii ay la lahaayeen guddiga doorashadda ee ay dhawaan joojiyeen

    โ€œ waxaanu islagaranay oo ku soo gunaanadnay in la dhagaysto codsigii xisbiga wadani. Komishanka doorashooyinku waxay cadeeyeen in buugaasi ka mid ahaa, buugaagtii iyagu ay lahaayeen ee ay ugu talagaleen doorashadaโ€ ayuu yiri

    Dalabyada Xisbiga mucaraadka ee Wadani ayaa waxaa ka mid ahaa in dib loo tiriyo Codadka laga dhiibtay Magaalooyinka Hargaysa iyo Gabilay, oo xisbigu sheegay in la musuqmaasuqay Labadaasi Magaalo,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.