Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegay in Mooshinka laga keenay uu yahay sharci darro isla markaana uu dhowaan qabanayo shirka golaha wasiirada dowlada.
ย
โMooshin la saxiixay la ima siin,labo maalmood in lagu mooshin lagu gudbiyo laguna saxiixo,lixdan iyo lix xildhibaana ma aysan codeyn oo waa been abuur.โayuu yiri Cali Cosoble
ย
Sidoo kale waxaa uu sheegay in mooshinka waxba kama jiraanka ah ay ka dambeeyaan guddoomiye ku xigeenka labaad ee hirshabelle Canab Axmed Ciise oo dooneysa in tuulada Jawiil ay degmo noqoto iyo dowlada fadaraalka oo uu ka soo horjeestay mowqifkeeda ku aadan taageerida dowlada Qadar,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka