Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Culimada Puntland oo dulmi ku tilmaamay duullaanka Somaliland ee Laascaanood
    Puntland

    VIDEO: Culimada Puntland oo dulmi ku tilmaamay duullaanka Somaliland ee Laascaanood

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-saxaafadeed kasoo culimada Soomaaliyeed ku dhaqan ee deegaannada Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalka ka soconaya Laascaanood uu yahay dulmi, iyagoo taageeray in la tixgeliyo rabitaanka shacabka SSC.

    Shir ay isugu yimaadeen culimada oo ka dhacay Boosaaso ayaa loogu baaqay maamulka Somaliland in uu ciidamadiisa kala baxo Laascaanood, si loo dhaqangeliyo xabad-joojinta uu horey ugu dhawaaqay.

    “Waxay culimada Puntland soo dhaweynayaan Xabad-joojinta ay ku dhawaaqday Somaliland, haddaba si ay u hirgasho waa in Somaliland ay ka dulqaado ciidankeeda Laascaanood, lana tixgaliyo rabitaanka Shacabka.”

    Culimada Puntland ayaa u soo jeedisay Dawladda Federaalka Soomaaliya in ay qaadato doorkeeda, si loo joojiyo colaada ka soconaysa Laascaanood. Waxaana dhanka kale ay ugu baaqeen shacabka Soomaaliyeed in gurmad deg-deg ah lala garab istaago dadka kasoo qaxay dagaalka Laascaanood ee dhibaateysan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.