Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Cumar Cabdirashiid Oo gaaray Garowe
    Somalia

    Video:-Cumar Cabdirashiid Oo gaaray Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Siyaasi Miisaan culus leh ahna xiligan Senatar Aqalka-sare ku matala Puntland,ayaa soo gaaray Garowe.

    Imaanshihiisa Puntland oo la hadal hayay todobadayadii lasoo dhaafay,ayaa warka aan ka helayno waxuu tilmaamayaa in ay ku salaysan tahay laba arimood oo kala ah.

    B.kala shaqaynta Dowladaha Jubaland iyo Puntland hanaanka doorasho ee dalku galayo 2020-2021.

    T.Isku soo dhaweynta Madaxweyne Deni iyo beelaha Puntland qaarkood oo madmadow xoog leh dhexyaal.

    6-da bisha Janaayo waxaa soo gaari doona Puntland Boqor Burhaan Boqor Muuse.

    Sidoo kale waxaa tagi doona Qardho ama Bosaso Deni iyo Cumar oo ay weheliyaan siyaasiyiin iyo waxgarad kale.

    Imaanshaha Cumar waxaa la filayaa in ay saamayn ku yeelato siyaasada Dowlada xiligan hogaamisa Madaxtooyada Garowe gudo iyo dibadba,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/i455353/videos/10157769992181878/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    October 28, 2025

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    October 28, 2025

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    October 28, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Islaan Bashiir oo iska diiday casuumadii Geelle

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii Reer Mudug iyo Madaxweyne Deni

    Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Ee PL

    𝐀𝐣𝐚𝐧𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐏L.

    No Constitutional or Political Justification for Extending the Term of President Hassan Sheikh Mohamud and the Federal Parliament

    Faallo:-Yaa mudan Dowladihii Carta iyo Imbagaati lagu soo dhisay in la xuso?

    Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo la ansixiyay

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.