Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Dadka Sool Bari oo looga digay ‘Aflagaadada Puntland’
    Puntland

    VIDEO: Dadka Sool Bari oo looga digay ‘Aflagaadada Puntland’

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 17, 2025Updated:April 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa uga digay dadka kunool Sool Bari aflagaadada joogtada ah ee ay u geysanayaan Puntland, gaar ahaan beesha Majeerteen oo kamid ah beelaha dega deegaanada Puntland.

    Garaad Soofe ayaa sheegay in dadka caaya Puntland, ay yihiin kuwo lacag kasoo qaatay DFS, kuwaas oo raba in ay kala dilaan dadka Sool Bari iyo Puntland, ayna kaddib Dowladda Federaalka ah cidlo uga dhaqaaqdo.

    “Ogaada dadka Puntland caayaya iyo dadka wax ina taraya waa dad lacag lasoo siiyey, Federaalkuna wuxuu raba inu xariga inoo jaro” ayuu yiri Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe.

    https://www.facebook.com/share/v/1DwM2rhZo8/

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.