Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Dowlada Puntland Oo beenisay in lacag dul saara la saaray Ganacsiga Dekeda Bosaso
    Somalia

    Video:-Dowlada Puntland Oo beenisay in lacag dul saara la saaray Ganacsiga Dekeda Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir Jaraaโ€™id oo ay goordhaweyd BOSASO ku qabteen Wasiiro & Maamulka Gobolka Barri ee Dowladda Puntland ayaa looga hadlay xaaladda xirnaanshaha Dekedda magaalada Bosaso, waxaana si gaar ah diirada loo saarey cabashada kasoo yeeraysa qaar ka mid ah Ganacsatadda.

    Wasiirka Dekedaha Dowlada Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa si adag uga digay faafinta warar uu ku tilmaamay inay been abuur yihiin, wuxuuna sheegay dhibta ka taagan dekedda inay tahay mid u gaar ah Ganacsatadda oo aanan jirin habayaraatee aanan jirin wax laga bedelay nidaamkii horre ee Dekedda.

    Wuxuu beeniyay Wasiirku inaysan Dowladda iyo Shirkadda maamulaysa dekkedda aysan jirin, balse tani ay tahay mid been abuur ah oo la doonayo in fidmo lagu kala dhex dhigo Dowladda iyo Shacabkeeda wuxuuna ugu baaqay Dadweynaha Puntland inay ku tusaale qaataan wixii ka dhacay magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/EH2lnF9fhNg

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.