Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Faroole Oo Eedeyn kulul Usoo jeediyay Wasiir Xoosh iyo Gudoomiye Jawaari
    Somalia

    Video:-Faroole Oo Eedeyn kulul Usoo jeediyay Wasiir Xoosh iyo Gudoomiye Jawaari

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2017Updated:December 24, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroolle oo katirsan aqalka sare ee baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ,yaa shir jaraaโ€™id oo uu saakay ku qabtay hoygiisa magaalada Garowe waxaa uu ku eedeeyey Wasiirka dastuurka iyo guddoomiyaha baarlamaanka inay faraha kula jiraan shaqooyin aan kuwooda ahayn.

    Dr Faroole ayaa sheegay mar haddii la dhisay aqalka sare ee baarlamaanka Fadaraalka ah inay tahay inay howsha dastuurka iyo faderaalka ee dalka iyagu la wareegaan, balse waxaa uu sheegay inay jiraan dad la diriraya nidaamka faderaalka oo uu ka mid yahay guddoomiyaha baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya Prof Jawaari oo adeegsanaysa Wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

    Faroolle ayaa ugu baaqay Jawaari in uu faraha kala baxo arrimaha uu faragalinta uu ku hayo ee uu ku casuumayo xildhibaanada baarlamaanka ee dowlad goboleedyada si looga dhaadhiciyo inay taageeraan nidaamka dastuurka iyo qodobada ay ka saareen dadka diidan nidaamka faderaalka.

    Hayโ€™adda UNDP iyo wakiilka gaarka ah ee QM ayuu ugu baaqay inay joojiyaan maalgelinta barnaamijka dastuurka oo uu sheegay in lagula dirirayo nidaamka faderaalka ee dalka uu qaatay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/GyJStaJAULo

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.