Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Diyaar-garowga Xuska 1-da August oo ku beegan 22 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland ayaa ka socda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, iyadoona uu ku sugan Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni. https://www.facebook.com/349851441747352/posts/3307473089318491/