Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada culus ee Gobolada Mudug iyo Ceyn,ayaa xukuno iskugu jira dil Toogasho iyo Xabsi ku riday 7-Qof oo ku eedeysnaa Al-shabaabnimo fadhi ay Gaalkacyo ku yeelatay. Halkan ka daawo muuqaalka https://fb.watch/aUXdTcX8A3/