Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Garaad Saleebaan”Markaan xabad kala daalnay Jeegaantii ayay Dumarkii iyo Caruurtii ku caro baaba’een”
    Somalia

    Video:-Garaad Saleebaan”Markaan xabad kala daalnay Jeegaantii ayay Dumarkii iyo Caruurtii ku caro baaba’een”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 3, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Garaad Saleebaan Garaad Mohamed Garaad Mohamud oo kamid ah isimada ugu caansan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn gaar ahaan gobolka Sool ayaa si kulul uga hadlay daandaansiga maamulka Soomaaliland ay kawado deegaamo katirsan goboladaasi.
     
    Garaad Saleebaan oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in shacabka kunool gobolka Sool aysan katirsanayn Soomaaliland aysana ku qanacsanayn inay ku biiraan maamul wax u dhimaya dowladnimada iyo midnimada umadda Soomaaliyeed
     
    Garaad Saleebaan,ayaa yiri”Markaan Xabad kala daalnay oo awoodoodii aan tusnay ayay caruurihii iyo dumarkii xirxireen oo Xabsi ka buuxiyeen”..
     
    Hoos ka daawo muuqaalka Garaadka oo ak hadlaya arimahaas.
    Halkan hoose ka daawo muuqaalka
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/06/34166229_1039174162904092_6218506620427567104_n.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    August 26, 2025

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    August 25, 2025
    Latest Posts

    Wefti sare oo QM ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Warbixin:-Kobaca dhaqaale Muwaadinka Somaliyed 5-tii Sano udanbaysay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.