Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Dayac-tir iyo casriyeyn lagu sameynayo (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo Dayac-tir iyo casriyeyn lagu sameynayo (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 8, 2021Updated:July 8, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland ayaa maanta daah-furtay dayactir iyo casriyeyn lagu sameyn doono garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug, Iyadoo dayactir lagu sameyn doono 2-KM oo kamid ah dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan.

    Sidoo kale, Qeybaha la dhigo Taxi-da iyo Aprone-ka Garoonka ayaa loo dhisi doonaa si casri ah, Waxaana garoonka laga dhigi doona mid ay kusoo dagi doonaan diyaaradaha Jet-ka ah.

    Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Hon Ilyas Osman Lugatoor, oo daah-furay dayac-tirka Garoonka ayaa sheegay in garoonka loo diyaarin doono si casri ah, si ay u caga dhigtaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah.

    Munaasabadda daah-furka dayactirka iyo casriyeynta garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada, Guddoomiyaha gobalka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo iyo Maamulka Shirkadda Waddaniga ah ee Kebarco oo ku guulaysatay dhisaysa garoonka.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.