Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa meel gaba-gabo ah maraya, waxaana Injineerada gacanta ku haya dekedda ay sheegeen in bilaha soo socda lasoo gaba-gabeyn doono dekeddan oo ah mid si isku tashi ah ay u dhisanayaan Ganacsatada Puntland. https://www.facebook.com/826003914191316/videos/841901766677775