Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddiga dib-u-habeynta Ciidamada Dowladda Puntland oo diiwaan-gelinta Ciidammada ka wada Gobalka Mudug, ayaa maanta diiwaan-galiyay Ciidanka Daraawiish-ta ee ku sugan Saldhiga Barda-dheere oo ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo. https://www.youtube.com/watch?v=SXeQfklv5pk