Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Haweenka Puntland”Jeegaanta anagaa ujawaabayna oo isku maqaama ee ragayagu uma qalmo in ay ujawaabaan”
    Somalia

    Video:-Haweenka Puntland”Jeegaanta anagaa ujawaabayna oo isku maqaama ee ragayagu uma qalmo in ay ujawaabaan”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 30, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caawa waxaa isugu soo baxay fagaaraha ay caanka ku tahay Garoowe (Barxadda) dadweyne u badan haween iyo dhalinyaro ,kuwaasoo taageersan hawlgalak dib uxoraynta Sool ee ay ku jiraan ciidanka difaaca Puntland.

    Qaar ka mid ah haweenka mudaharaadaya oo la hadlay warbaahinta ayaa u jeediyay madaxda Jeegaanta iyo taageerayaashoodabaย  hadalo dhiilo colaadeed huwan,digniin iyo dardaaran, waxayna sheegeen in ay ku garab taagan yihiin ciidanka dowladda Puntland hawlgalka ay ku jiraan.

    ”Ragayagu waa noo nasanayaa oo raga Somalialnd haweenka Puntland ayay isku maqaam yihiin”erayadaasi waxay ka mid ahaayeen baaqii Haweenka caawa ku mudaaharaadayay barxada Garowe,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/05/10000000_2041542602839280_8326584720875847680_n.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    October 26, 2025

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    October 25, 2025

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    October 25, 2025
    Latest Posts

    Xog:-Cabdiraxmaan Cirro oo usaxiixaya Dekeda Saylac

    Palestinian agreed to hand over the administration of the Gaza

    Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?

    Madaxweyne Deni oo fariin adag udiray Xasan Shiikh.

    Madaxweyne Deni oo furay kalfadhiga 57-aad Ee golaha wakiilada Puntland

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.