Seneter Ilhaan Cumar,ayaa Guddoomiyey kulanka Guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka ee ku saabsan xiriirka Mareykanka iyo Afrika.
Seneter Ilhaan Cumar,ayaa maanta wax ka weydiisay qalalaasaha ka taagan Itoobiya,kaaliyaha Xoghayaha.
Arimaha ay wax ka waydiisay,waxaa ka mid ahβ¦
1.Goβaankii Xasuuqa,cunaqabateynta Hubka ee Imaaraadka.
2.Turkiga, Shiinaha iyo Iran oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka iibinaya dowladda Itoobiya.
Halkan ka daawo muuqaalka
