Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-In ka badan 48-Qof Oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Afgaanistaan
    Somalia

    Video:-In ka badan 48-Qof Oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Afgaanistaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2018Updated:April 22, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Nin bam isku soo xiray ayaa Axadi maanta ku dhawaad 50 ku dilay, xarun ku taalla magaalada Kabul oo dad badan loogu qeybinayay kaararka aqoonsiga codbixinta Afghanstan.
     
    Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha Afghanstan, Najeeb Danish ayaa sheegay in qofka bamka watay uu dhexda ka galay dad saf ugu jiray qaadashada kaararka aqoonsiga bannaanka iskuul ku yaalla caasimadda Kabul.
     
    Xarumaha caafimaadka ayaa sheegay in tiro 100 ka badan ay ku dhaawacmeen weerarka. Dadka dhaawaca ah ayaa waxaa ku jira 10 ruux oo xaaladdoodu ay halis tahay.
     
    Madaxa Fulinta Dowlada Afghantan Abdullah Abdullah ayaa cambaareeyay weerarka oo uu ku tilmaamay mid argagixiso.
     
    Madaxweyne Ashraf Ghani ayaa ku dhawaaqay todobaadki hore diiwaan gelinta dadka raba in ay codadkooda ka dhiibtaan doorashooyinka Baarlamaaniga iyo Golayaasha Deegaanka Afganstan oo lagu wado in ay dhacaan 20-ka bisha October ee sannadkaan,hoos ka daawo muuqaalka.

     

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    June 21, 2025

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    June 21, 2025

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    June 21, 2025
    Latest Posts

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Fadhiga kalfadhiga 56-Aad Baarlamaanka PL Ee Maanta

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.